Maak dit gastenboek reclamevrij. Al vanaf 2,50 euro!
Name:
Email:
Message:

20:49 28-11-2010
rozi

Make Money Online !!!
01:45 18-08-2010
shukri hilmi
Asc wr wb Ramadaan Kariim Magan Tahir
21:31 07-07-2010
Hiibo
walall magan waaxan kuugu hanbalyeynaaya guusha aad ka gadhay ciyaraha iyo magaca umada somalia oo ad mar waliba kor u qado guusha ad gadho iyo xirfaada Allah ku siyay iyo kartida ba waxan ku le yahay masha Allah

walaashada Hiibo
07:42 06-06-2010
KHADIJA
IK BEN TROTS OP JE JONGEN. ECHT WAAR  IK WIST ALTIJD DAT JE IN JE HAD OM WAT TE WORDEN EN NU BEN JE ALLEN MAAR AAN BEWIJZEN GAAT JE GOED
14:17 19-04-2010
Sahra Muse
Walaal magan waxaan kuugu hanbalayeynayaa Guush aaad ka agadhay ciyaarah waliba kuwa miiska maasha Allah waxaana ku leeyahay walaal Mahadsanid maagcaas weyn ee aad wadatid Abidkaana kaa hadhayn walaalo anagu aad iyo aad baan u hanweynahay hada waayo wiil soomaaliyeed oo heerkaas ka gaadhay kartidiis iyo xifradiisa ciyaareed waa wax lagu faraxo maasha Allah noo noolow wax khyar qaban ilaahay h akul akunasiiyo AAAMIIN Walaashaa Sahra
21:46 16-04-2010
C/qaadir Geeddow
Acww. salaan ka dib, walaal magan waan ku farxay guushaada, waxaanse ka xumahay in aan dhinacaaga joogin maalintaas.
Marka maanta dadka aan u baahanay waa adiga oo kale oo tusaalo u noqon karo inta is dhaheyso maanta wax ma awoodi iyaga oo dhulalkaan banaanka jooga,dadaalka meeshaada ka wado.
21:24 13-03-2010
sagal
salan sare walalo magan
18:32 06-03-2010
Dick
Hi, Magan,
Vond het gisteren bij respo inspirerend om je te ontmoeten. Héél verschillende sport, maar zelfde attitude, zelfde drive. Heb jouw site bekeken en heb respect en waardering voor jouw aktie en houding. Hoop nog veel van die energie mee te maken.  Dick
22:53 20-02-2010
Kelly
Magan!
Toppppppertje!

Hihi Adios..
X Kel
10:20 04-02-2010
Ahmed
sxb aad iyo aad ayaan ugu faraxsahay guushaa gartay waan ku lee yahay hanbaliyo dadaalka sii waad waxan ku rajeenaya mar kasto guul weyn insha alalah bye
18:35 25-01-2010
aBDIRASHIID
i am greating to u
Congatulations and all the best
where ever u are rember allah subahana waa ta,alaa
u will win where ever u are
13:03 12-01-2010
zara
asc wr wb magan waan ku salaamay taaso ah salaan islaanimo iyo mid somaailnimo aan ku taageerayo wax qabadkaagi adigoo dalkaagu burburey welina ka dhex muuqda shaashada caalamka hambalyo ban ku leeyahay guulaha aad u so hoysey somaaliweyn iyo gaar ahaan naftaada iyo waalidkaba hambalyo
10:55 07-01-2010
Jan
Dag Magan.

Hoe gaat het met je?? ik zie je volgende week bij friese Kampionischap in leeuwarden tot dan.
Groetjes
Jan.
17:39 05-01-2010
Nimco .
Hay Magan.
Igagudoon salaan, salaantaasoo katimid gabar wallaashaa ah oo somaliyeed oo aad kuudaneeyneyso kulana socota dadaalkaagii wanaagsan. waxaasana ogaataa in uusan jirin dunida nin adiga kulamida amaba kulabar bardhigikarayo.
Magaceeyna somaliyeed ayaad sare u qaaday ee alle sare hakuuqaado,

Nimco Yasiin.
Stokholm sweden.
23:08 31-12-2009
ayatullah
i am every proud of u  
i am greating to u
where ever u are rember allah subahana waa ta,alaa
u will win where ever u are
Berichten: 1 t/m 15 van de 40.
Aantal pagina's: 3
[1] 2 3 Ouder